Maamulka iyo bulshada deegaanka Goobweyn oo codsaday in la dhiso jidadka deegaanka.

0
47

Baladweyne(Radio Beerlula)-Shacabka Ku Nool Deegaanka Goobweyn ee Maamulka Jubbaland ayaa cabasho ka muujiyay Bur-burka wadooyinka ay Saameysay fatahaadii ku dhufatay degaankaasi iyagoono Cod saday in loo dhiso.

Wadooyinka Gala ama ka Baxa deegaanka Goobweyn ayaa xiligaan waxaa ka muuqdo Burbur Xoogan kaasi oo kasoo gaaray Fahaadda wabiga Jubba iyadona ay atkaay marinka wadooyinkaas .

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq