kulan dood wadag ah oo ku saabsan daadajinta adeegyada dowladaha hoose oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
54

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa lagu qabtay kulan dood wadaag ah oo looga hadlayay daadajinta Adeegyada Dowladaha Hoose iyo taaba galinta howlaha deegaanka oo ay soo qaban-qaabisay Xarunta cilmibaarista iyo wada-hadalada Galmudug ee GRD

Kulanka waxaa ka qeybgalay masuuliyiin kamid ah maamulka Degamada Gaalkacyo ,waxgarad iyo xubno kamid ah golaha deegaanka.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin