Dhismaha wadooyin muhiim ah oo laga bilaabaay Kismaayo

0
46

Baladweyne(Radio Beerlula)-Dowladda Hoose ee magaalada kismaayo ayaa Bilaawday dhisamaha laamiga Wadooyinka magaaladaasi kuwaasi oo muhiim u ah isku socadka gadiidka iyo Dadweynaha .

wadooyinka dhismaha lagu bilaabay ayaa garayo ilaa shan wado oo ku yaalo gudaha magaaalada kismaayo kuwaasi oo hori an u helin dib u dayac tir islamarkaana uu ka muuqday burbur xoogan.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.