Deeq gargaar ah oo la gaarsiiyay xabsiga dhexe iyo naafada qaranka ee maagalada Muqdisho.

0
97

Baladweyne(Radio Beerlula)-Shirkadda Hormuud salama  Foundation ayaa  Masharuuca Taakuleynta afurinta Bisha Barakeysan ee Ramadaan awgiis deeq  Gaarsiisay Xabsiga Dhexe iyo Naafada Qaranka ee maagalada Muqdisho

Deeqdaan oo iskugu jirtay timir iyo geel ayaa waxaa ka faaideystay dadka ku jiro xabsiga iyo ururka naafada qaran

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.