Ceel biyood laga hirgeliyay deegaanka isqanbuus ee gobolka Mudug oo xarig laga jaray

0
157

Baladweyne(Radio Beerlula)-Gudoomiyaha degmada Galdogob ayaa deegaanka isqanbuus ka xarig jarey ceel biyood uu boqorka sucuudigu ugu deeqay dadka degmada

Ceelka ayaa waxaa bahi weyn u qabay dadka iyo duunyada ku nool degmada isqanbuus xili dalka abaaro badan ay ka jiraan

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.