kulan looga hadlayay arimaha biniaadanimada oo lagu qabtay Baydhabo

0
48

Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Maamulka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush oo ay wehliyaan Wasiirada Wasaaradaha Amniga, Bay,adda Batroolka, Gaadiid iyo Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa kulan la qaatay Madax ka socotay Hay,addaha UNKA.

Shir oo uu Gudoomiyey Wasiirka Gargaarka ayaa looga hadlay iska Xogwaraysi Xaaladaha Biniadanimo ee Shacabka Koonfur Galbeed meesha ay marayso, Udiyaar Garowga Roobabka soo socda ee Guga iyo sidii si toos ah loo gaarsiin lahaa Dadkii loogu talagay Sahayda Gargaarka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib  Aweys Isaaq