Guddiga dhismaha masjidka Qafaar ee deeganka Garasbaalay oo codsaday in laga qeeyb qaato dhismihiisa.

0
144

Baladweyne(Radio Beerlula)-Sheekh abuukar Xasan maalin iyo qaar kamid ah culimada magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in laga qeeyb qaato dhismaha masjidka Qafaar ee deegaanka Garsasbaaleey

masjidka ayaa si qas ah ugu yaala Xaafada Macani ee deegaanka Garasbaaleey halkaas oo laheyn masjid lagu cibaadeysto.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan