Wasaaradda cadaaladda Jubbaland oo kulan kismaayo ugu qabatay madaxda nootaayooyinka.

0
64

Baladweyne(Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda cadaaladda iyo arimaha dastuurka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kulan kula qaatay ganacsatada Nootayooyinka Magaaladaasi.

Kulankaan ayaa diiradda lagu saaray sidii loo hormarin lahaa nootaayooyink isla markaan wax looga qaban lahaa caqabadaha heeysto.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim