Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Shirkadda Ileys ayaa maanta Guddida ka hortaga shuban biyoodka gobolka Tog-dheer maamulka soomaliland ku warejisay agab nadafadeed oo ay ugu talo gashay ka hortaga Shuban Biyoodka.
madasha agabkaan lagu wareejinayay ayaa waxaa goob joog ka ahaa masuuliyin ka tirsan maamulka gobalka Tog-dheer bahda cafimaadka iyo xubno ka tirsan shirkada Ileys.
Warbixintan waxaa soo jeedinya Cabdinajiib Aweys