Xogta kulanka galabta ee Kooxaha Sikompa iyo Daara-salaam

0
94

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa galabta lagu ciyaari doona kulan u dhexeeya Kooxaha Sikompa iyo Daara-salaam

kulankan ayaa kamid ah lugta labaad ee tartanka Ramadaan Cup kaasi maraya heer gabo-gaba ah .

Waxaana diyaar garoow xoogan laga dareemaya taageerayasha labada koox  waxaana koox kasta ay isku diyaarineeysaa sidii guul ay uga soo hooy lahaayeen.