Ardey baratay farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay degmada Dhoobleey

0
47

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkabadan 300 arday oo baratay sida loogu shaqeeysto Harqaanka ayaa munaasabad qalin jabin loogu qabtay Magaalada Dhoobleey.

Mashruucaan lagu barayay ardayda Xirafada Dhar tolista Iyo sida uu u shaqeeyo Makiinada dharka ayaa bixineeysay Hay’adda SWSC kaasi oo socday mudo labo sano ah.

warkan waxa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey