Tartan aqooneed lagu soo gabagabeeyay Hargeysa

0
77

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland gaar ahaan Masjidka Dacwa ayaa lagu qabtay munasabadaan oo lagu soo gaba-gabeeynayay tartan aqooneed u dhexeyay ardayda dhigata dugsiyada Daarul Minhaaj kuwaasi oo ku tartamay culuumta shareecada .

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Culimo,Waalidiin,bahda waxbarashada iyo marti sharafkele.

warkan waxa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin