Hay’adda SODMA oo dooman ku wareeijisay wasaarada Gargaarka maamulka Hirshabeelle

0
103

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay’adda mareeynta Musiibooyinka qaranka ee SoDMA ayaa maanta Doon nuca la buufiya ah ku wareejisay wasaarada gargaarka maamulka Hirshabeelle taas oo loogu talagalay Degmada Balcad.

Doonidaan ayaa loogu talagalay si hadii ay dhacdo Qatar lamid ah tii xaaladii El-Niño loogu badbaadiyo nolasha iyo hantida Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool degmada Balcad.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdimajiid Aweeys Isaaq