Kooxda kubadda cagta Darasalam ayaa galabta 9-3 uga badisay dhigeeda Sikompa

0
78

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Kooxda kubadda cagta Darasalam ayaa galabta 9-3 uga badisay dhigeeda Sikompa kadib ciyaar ku dhaxmartay garoonka kubadda cagta Buulaxaabley.

ciyaarta oo aheed mid aad uxiisa badan ayaa waxaa daawanayay taagarayaal badan oo kala taageerayay labada koox waxaana labada koox ka muuqday diyaar garoow xoogan.

guddiga tartanka Ramadaan ayaa dhawaan soo saari doona isku aadka afar dhamaadka tartanka.