Heshiis laga gaaray colaad u dhaxeysay beelo walaalo ah oo wada dega deegaanno hoostaga Dhuusamareeb.

0
85

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gugoshaan nabadeed oo ay wadajir garwadeen kaga ahaayeen maamulada Dhuusamareeb iyo Guriceel qeybna ay ka ahaayeen culimada ayaa maalmihii u danbeyay waxaa ay taalay deegaanka Laas xaadoow oo dhanka waqooyi galbeed ka xiga magaalada Dhuusamareeb.

Muhiimadda gogoshaan nabadeed loo dhigay ayaa eheed in hishiis laga gaaro colaad dhax martay beelo walaala ah kuwaasi oo hadda qaatay ineey ka wada shaqeeyaan nabadda.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.