Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada XJFS.

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya.

Xubnaha la magacabay ayaa waxaa ka mid  wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah.
wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta iyo xubno kale oo badan.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.