Kooxda kubadda cagta Darasalam ayaa 2-1 uga badisay dhigeeda kooxda Waaberi

0
42

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Kooxda kubadda cagta Darasalam ayaa 2-1 uga badisay dhigeeda kooxda Waaberi kadib ciyaar ku dhaxmartay garoonka Buulaxaabley.

ciyaarta oo aheed mid aad uxiisa badan ayaa waxaa daawanayay taagarayaal badan oo kala taageerayay labada koox waxaana labada koox ka muuqday diyaar garoow xoogan.

 

si kastabada Kooxda Daarasalaam  ayaa iska xaadirisay Fiinaalka oo ay wada ciyaari doonaan Kooxda Buulaxaableey.