Duruufo dhanka nolosha oo soo wajahay barakacayaasha duleedka Muqdisho.

0
116

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Barakacayaasha ku nool duleedka maagalada Muqdisho ayaa wajahaya xaalad nolol xumo oo ay ka mid yahiin rashiin la,aan iyo in ay heysan agabkii ay ku ciidi lahayeen caruurtooda

Qoysaskan ayaa ka mid ah dadkii ay sameyeen fatahadahii iyo abarahii soo maray dalka kuwaas oo ku soo xoolo belay

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawa Aadan Xuseen.