Maamulka Qardho oo bilaabay burburinta guryaha ka agdhow dooxa magaaladaasi.

0
63

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Qardho ayaa burburiyay guriyo iyo dhismayaal sharci daro ah oo laga dhisay wadooyinka Qardho.

Ololahan ayaa inta badan waxaa laga sameeyay guryaha ka agdhow dooxa ama kiliga magaalada Qardho .

axaana soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.