Caruur ku nool Muqdisho oo loo qeybiyay dhar ay ku ciidaan Sacdiyo

0
35

Baladweyne ( Radio Beerlula )-70 caruur agoon ah ayaa magaalada muqdisho Caasimad Soomaaliya loogu qaybiyay Dharka ciida kuwaas oo ay soo baxsadeen dad muxsiniin ah ku nool dalka Dibadiisa.

Munaasabada lagu qaybinayay Dharka Ciida ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka gobalka Banaadir Culimo udiin Waalidiin Dhalinyarada iyo caruurta loogu talagalay ciidsiinta.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.