Caruurta qabo baahiyaha gaarka ee ku nool Magaalada kismaayo oo loo qeeybiyay dharka ciida.

0
44

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada kismaayo ee maamulka Jubbaland ayaa lagu qabtay munaasabad dharkii aay ku ciidi lahayeen loogu qeeybinayay Caruurta qabo baahiyaha gaarka ee ku nool Magaalada kismaayo.

Qeeybtinta dharkaan ayaa waxaa iska kaa shaday dad muxsiniin ah iyo Haya,adda ASG oo ka shaqeeyso arimaha u gargaarida dadka qabo baahiyaha gaarka ee ku nool maamulka jubbaland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq