Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gabagabeeyay gobolka Sanaag

0
100

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tartanka kubada cagta ee ramadaan cup ayaa lagu soo gab gabeyay degmada xingalool ee gobolka sanaag kaas ujeedkisa ahay is dhax gal bulsho laguna weyneynaay bisha barkeysan ee ramadaan.

Kooxda Fadhisamo Fc ayaa ku guulaystay Tartanka kubadda Cagta ee Bisha Ramadan (Ramadan Cup) ee ka socday garoonka Kaare Satadium ee degmada Xingalool.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.