Barnaamijka Ciida iyo Salaamaha qeybta 1-aad ee Radio Beerlula

0
96

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamijka Ciida iyo Salaamaha qeybta 1-aad ee Radio Beerlula waxaana soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim iyo Sacdiyo Maxamed Maxamuud.