Haweenka caanaha iibiya ee Kismaayo oo codsaday in loo dhiso suuq ay ku ganacsadaan

0
220

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenka oo kunool magaalda Kismaayo ayaa noloshood ka maareeyaan iibinta Caanaha geelka.

Haweenka ayaa Codsatay inay loodhiso goobo aya ku gancstadaan maadama ay caanaha ku iibiyaa laamiga hareerahiis.

Warkan Waxaa Inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.