Kulan looga hadlayay amniga oo lagu qabtay Baydhabo

0
212

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kulan loogu Mahadcelinayey Laamaha Amaanka ayaa lagu qabtay  Magaalada Baydhabo

Waxana ka qeyb galay wasiirka abniga mamulka konfur galbeed sarakiil ka socoto ciidanka amaanka ee Admis iyo masuulin kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen