Baladweyne (Radio Beerlula)-Beeraleyda gobolka Hiiraan ayaa saameyn xoogan kala kulmay isbadalka cimilada gaar ahaan marka la gaaro xili roobaadka oo aay yimaadaan fatahaado iyo xiliyada uu biyo yareeyo wabiga shabelle kuwaasi oo saameyn ku yeesha dalagyada nuucyadooda kala duwan.
Beeraleeyda gobolka Hiiraan ayaa tacbashadooda waxaa ay ku tiirsantahay biyaha wabiga shabelle iyo waadiyada beerahooda waraabiya marka la gaaro xili roobaadka.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.