Maamulka gobolka Hiiraan oo sannad guurada 64-aad ugu hambaleeyay ciidanka xooga dalka

0
109

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa  Ciidamada Xoogga dalka ugu Hambalyeeyay 64 Sano Guurada kasoo wareegtay aas aaskooda.

Ciidaanka xooga ayaa la aas aasay 12 April 1960 oo laga joogo mudo dhan 64 sano.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen