Kulan looga hadlayay xeerka hawl-gabka iyo xaqsiinta shaqaalaha Soamliland oo lagu qabtay Hargeysa

0
55

aladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda shaqaalaha Somaliland iyo guddida arrimaha bulshada ee golaha wakiilada oo kullan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa ka wada hadlay xeerka hawl-gabka iyo xaqsiinta shaqaalaha Soamliland.

Kulanka waxaa ka qeybgalay masuuliyiin kamid ah Hay’adda shaqaalaha Somaliland , guddida arrimaha bulshada ee golaha wakiilada iyo xubno kale.

Warkan waxaa inoo haya Cbadiqaadir Cumar Ibraahin