Buug ka hadlaya taariikhda ciyaaraha Soomaaliyeed oo lagu soo bandhigay Muqdisho

0
69

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu soo bandhigayay buug ka hadlaya taariikhda ciyaaraja Soomaaliyeed kaasi uu qoray Xildhibaan Xuseen Maxamed Haadi.

Munaasabada lagu soo bandhigayay Buugaan waxaa ka qeybgalay xildhibaano,wasiiro iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim