Baladweyne (Radio Beerlula)-Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banadir ayaa la soo gaarsiyay in ka badan seddax boqol oo qof oo uu haleelay cudurka shuban-biyood iyo daacuun-calooleed
Cudurkan ayaa dilaaco markii la gaaro xiliga kulelada waxana sababto bakteeriyo ku dhacdo caloosha.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.