Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda arrimaha gudaha XFS ayaa baaq nabadeed u dirtay beelo walalo ah oo ay dirir ku dhax martay deegaanada Koofur Galbeed soomaliya
Waxaa uu sheegay in doowladda Soomaaliya in wax kasto ku bixin doonaan sidii loojoojinlahaa colaadda
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen