Wariyaal tababar ku saabsan doorashooyinka looga furay Dhuusamareeb

0
123

Baladwayne ( Radio Beerlula )Tababar ku saabsan tebinta warbixinada doorashooyinka ayaa magaalada Dhuusa mareeb looga daahfuray shan iyo labaatan Suxufiyiinta ka kala socday warbaahinada ka howlgala Magaaladaasi.

Daahfurka tababarkaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Degamada Dhuusa-Mareeb,mas’uuliyiin ka socday Ururka Saxafiyiinta Galja , iyo Suxufiyiinta loo qabtay Tababarka.

Warkan waxaa inoo haya  Bilaal Daahir Waaneey.