In ka badan 15 arday oo fursado waxbarasho ka heshay iskuulka Al-qudus ee Baladweyne

0
316

Baladwayne ( Radio Beerlula )-In ka badan 16 arday ayaa fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka hoose iyo dhexe Alqudus ee magalada baladweyne

Aradydaan heshay farsadaha waxbarsho ayaa iskugu jiray danyar iyo agoon aan awoodin qarashaadka waxbarshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen