Baladweyne (Radio Beerlula)-Jaamacadda Golis ee magaalada Hargeysa ayaa tababar kusaabsan xirfda asaasiga ee sharciga u qabatay ardayda kulliyadda sharciga ee jaamacaddaas.
Tababarka ayaa wax ka qayb galay 20 arday oo barta kuliyadda sharciga ee Jaamacadda Golis.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.