Baladweyne (Radio Beerlula)-Degmada Hodan ee Gobalka Banaadir ayaa laga sameeyay olala nadaafadeed oo sara looga qaadayo Bilicda Degmadaasi oo kamid ah degmooyinka Gobalka Banaadir.
olalahan nadafadeed ayaa waxaa si wada jir u sameeyay maamulka degmada Hodan oo ka shanayaayo qaar kamid ah Bulshada ku nool xaafadaha Degmadaasi.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.