Shirka kobcinta Karaanka Aadanaha oo lagu qabtay Muqdisho.

0
146

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir ku saabsan kobcinta Karaanka Aadanaha.

 

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasaaradaha Adeegga Bulshada ee heer federaal iyo heer maamul goboleed, Xildhibaanno ka tirsan labada aqal, Safiirro iyo Madax ka socotay hey’adaha caalamiga ah.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys.