Baladweyne (Radio Beerlula)-Cusbitaalka Xamar ee magaalada Muqdisho ayaa daahfuray xaruun cusub ee loogu talagalay in lagu daaweeyo xanuunada dumarka , uur kujirta iyo kabka lafaha.
Daahfurka xaruntaan cusub ayaa waxa kasoo qaybgalay Maamulka Cusbitaalka, Dhallinyaro, Dhaqaatiir iyo qaybaha kale ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.