Tababar ku saabsan awoodaha iyo xirfadaha golaha deegaanka oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar .

0
198

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Magaalada Joowhar ee Caasimada maamulka Hirshabelle Cismaan Maxamed Mukhtaar Bareey ayaa tababar Sodcday Muda lix maalin ah uso xiray xildhibanada Golaha degaanka Magaalada Jowhar.

Tababarkaan oo aay qabatay wasaaradda arimaha Gudaha maamulka Hirshabelle ayaa xildhibanada Golaha degaanka Magaalada jowhar lagu baraayay awodaha iyo xirfadaha Golaha Degaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.