In ka badan 120 arday oo dhameeysatay dugsiga dhexe oo munaasabad loogu qabtay Garoowe.

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)-122 arday oo dhameeysatay dugsiga Dhexe Islmarkaana ka aflaxday Dugsiga hoose dhexe sare ee Waaberi ayaa munaasabad qalin loogu qabtay magaalada Garowe.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Iskuulka, Bahda waxbarashada, Waalidiin,Macalimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.