Ururka haweenka Baydhabo oo deeq gaarsiiyay xabsiga dhexe ee magaaladaasi.

0
133

Baladweyne (Radio Beerlula)-gudoomiyaha Haweenka Degmada Baydhabo Marwo Hindiyo isaaq iyo Wasiirka Wasaarada Haweenka Marwo Nasro Aweis oo Deeq Gaarsiisey Xabsiga Cusub Ee Magaalada Baydhabo.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Koonfur Galbeed iyo Saraakiil Kale ayaa Katirsan Ciidanka Asluubta ayaa La wareegay Deeqdan oo isugu jirtay joodariyaal sijaayado sin siyeeritaal iyo agab kale.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin