Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasbadda oo lagu soo gaba-gabeeynayay Todobaadka dhaqanka oo ah barnaamij sanadkiiba mar ay Jaamacadda Kismaayo qabato si kor loogu qaado fahamka iyo dhaqanka sooyaalka Somaalida ayaa ka qabsoomay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose.
Xeritaanka todobaadka dhaqanka ayaa waxa ka so qeyb galay arday, macalimiin, waalidiin, culima’udiin, Maalmulka jaamacada, masuuliyiin iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.