Kulan ku saabsan xalinta khilaafadka oo laga daah furay magaalada Kismaayo.

0
74

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud wasaaradda wasaaradda cadaaladda maamulka Jubbaland Cabdullaahi cabdiqaadir Aadan ayaa magaalada Kismaayo ka daah-furay kulan looga hadlayay sidii dhalinyarada ugu mid noqon lahaayeen Guddiyada xilinta khilaafaadyadda.

 

Kulankan oo socon doon muda laba maalin ah ayaa waxaa ka qeyb-galay qaar kamid ah dhalinyarada kismaayo odayaal iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.