Shirweynaha 7-aad ee Qiimeynta waxbarashada Somaliland oo laga furay Hargeysa

0
113

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka furtay shirka 7aad ee qiimaynta Waxbarashada maamulkaasi iyo furitaanka barnaamijka GPE -ga Global Partnership For Education

Shirkan waxaa ka soo qayb galay wasiirka wasaaradda waxbarashada , wasiir ku xigeenka waxbarashada, agaasimaha guud ee wasaradaasi, wasiirka isgaadhsiinta iyo masuuliyiin kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.