Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirka wasaaradda waxbarashada maamulka Koonfur Galbeed Ibraahim cali Aadan ayaa magaalada Baydhabo tababar ugu furay qaar kamid ah shaqaalaha wasaaradda waxbarashada.
Tababarka oo sara looga qaadayay aqoonta shaqaalaha wasaaradda waxbarashada maamulka Koonfur Galbeed ayaa socon doona muudo labaa maalmood ah.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.