Shirka wadaagaha daryeelka bulshada oo laga furay Hargeysa

0
119

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaarada Shaqo galinta arimaha bulshada Maamulka Soomaliland aya magaalada Hargeysa ka daah-furay Shirka Wadaagaha Daryeelka Bulshada.

Shirka ayaa wax qayb galay shaqalaha wasaaradda shaqo galinta Arimaha bulshada Hay’adda Save children iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad maxamuud.