Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaarada Degaanka Iyo Arimaha Isbadalka Cimilada Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ku Qabtay Tababar Aqoon kororsi ah kaasoo la xariira Wacigelinta Arimaha Isbadalka Cimilada.
Tababarkan oo lagu baran doono sida Bulshada ula Qabsan karto isbadalka Cimilada ayaa waxaa furitaankiisa Goob joog ahaaw Wasiiro ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.