Shirkii Sadaxaad ee Golaha Maamulka iyo Hormarinta Kalumeysiga Soomaaliya oo maanta ka furmaray magaalada Dhuusamareeb

0
130

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada mamulka Galmudug ayaa waxaa maanta ka furmay shirka Golaha maamulka iyo Hormarinta kalumeysiga Soomaaliya.

 

Shirka oo socon doona Mudo laba maalin ah ayaa waxaa furitaankiisa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan wasaaradaha kaluumeysiga maamulada Hirshabeelle,Galmudug,Jubbaland iyo Gobalka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq