Baladwayne ( Radio Beerlula )-Barakacyaasha ku nool tuulada Hiiraan ee duleedka Baladweyne ayaa wajaha xaalado bani’aadanimo.
Barakacayaashaan danta yar ee nool tuulada Hiiraan ayaan haysan waxyaabaha aas aasiga u ah nolosha sida Cuntada, caafimaadka , Suulida iyo Waxbarashada.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.