Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabaya Leesin siinta Injineerada iyo Farsamo-yaqaanada ka shaqeeya dhismaha Guryaha.

0
195

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in magaalada Muqdisho uu ka bilaabaayo leesin siinta injineerada iyo farsamo-yaqaabada ka shaqeeya dhismaha guryaha.

Injineerada iyo farsamo-yaqaabada ku nool magaalada Muqdisho ayuu maamulka gobalka Banaadir ugu baaqay inaay qaatan liisin ka si loo hubiyo tayada aqoontooda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.