Baladwayne (Radio Beerlula )-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ku tagey Degmada Balcad kormeer lagu dardar-gelinayo billowga wajiga saddexaad ee waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar.
Kormeerkan ayaa Ra’iisul Wasaaraha waxaa ku wehliyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Taliyayaasha Ciidamada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Safiirka Dowladda Qatar.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.